In one part of the interview, President Farmaajo shared unverifiable claims about his dealings with Dr Abdiweli Mohamed Ali, ...
Your browser does not support JavaScript, or it is disabled. JavaScript must be enabled in order to view listings.
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliya (SoDMA) ayaa digniin degdeg ah u dirtay bulshada ku nool gobollada Bari iyo Nugaal, gaar ahaan degmooyinka Xaafuun, Eyl, Dangoroyo, Bandarbeyla, Qardho iyo ...
Madaxweyne Xasan ayaa sheegay in doorasho qof iyo cod u tahay, ayna is diiwaangeliyaan oo tartanka galaan, isaguna ka ...
Xiriirka Kubadda Puntland ayaa digniin u diray maamulka, macalimiinta, ciyaartooyda iyo mas’uuliyiinta ka qaybgalaya tartanka caasimadaha gobollada ee ka socda magaalada Boosaaso. Waxaa loogu baaqay ...
Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa soo dhaweeyay in doorasho qof iyo cod ah ka bilaabato deegaanada Galmudug, xilli khilaaf cusub uu dhawaan ka dhex qarxay dowladda Federaalka iyo ...
Puntland ayaa siidaysay lix nin oo u dhashay dalka Marooko oo lagu qabtay buuraha Calmiskaad, kuwaas oo sanadkii 2024 ay dil toogasho ku xukuntay maxkamad ciidan. Raggan oo muddo labo sano ah ku ...
Magaalada Boosaaso waxaa habeenimadii xalay lagu dilay gabar lagu magacaabi jiray Saabiriin Liibaan, taas oo ka mid ahayd dhalinyarada magaalada. Dilka gabadha ayaa sheegay in loo adeegsaday xabad, ...
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta u safray magaalada Kampala ee dalka Uganda, halkaa oo uu kaga qaybgalo caleemosaarka madaxweyne Yoweri Museveni oo ...
Tartanka ciyaaraha Puntland oo loogu talagay is dhexgal bulsho, ayaa waxaa moodaa in uu sii kala fogaynayo bulshada, iyada oo ...