In one part of the interview, President Farmaajo shared unverifiable claims about his dealings with Dr Abdiweli Mohamed Ali, ...
President Said Abdullahi Deni of Puntland earlier this week told civil society organisations in Garowe that he would not ...
Your browser does not support JavaScript, or it is disabled. JavaScript must be enabled in order to view listings.
Xaaladda magaalada Qardho ayaa maanta deggan, waxaana dib u soo laabanaya dhaqdhaqaaqii caadiga ahaa ee bulshada, kaddib ...
Guddiga doorashooyinka Soomaaliya ayaa maanta shaaciyay jadwalka dhameystiran ee doorashooyinka dowlad goboleedyada, kaas oo isugu jira goleyaasha iyo madaxtinimada. Guddigu waxay sheegeen in ...
Dr. Faarax Maxamed Cabdi oo muddo 12 berri ah afduub loogu haystay degmada Bursaalax ee gobolka Mudug ayaa maanta dib u helay xorriyadiisa. Odayaal dhaqan ayaa ku guuleystay in ay kala soo wareegaan ...
Madaxaweyne ku-xigeenkiisa hore ee SSC-Khaatumo Maxamed Shiino ayaa sheegay in dowladda federaalka Soomaaliya aysan wax ...
Ciidamada kala duwan ee Puntland ayaa dhanka berriga ka go’doomiyay kooxaha burcad-badeeda ee xeebaha ku haysta maraakiibta ganacsiga ee Honour 25 iyo Sward. Ciidamada Puntland waxay diideen in wax ...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in uu Ugaaska beesha Murursade Ugaas Cabdirisaaq Ugaas Cabdullaahi oo dhawaan la caleemo-saaray kala hadlay khilaafka ...
Ururka caalamiga ah ee gaadiidka cirka (IATA) ayaa bilaabay tijaabada nidaamka Billing and Settlement Plan (BSP) ee Soomaaliya, taas oo la filayo in ay si buuxda u dhaqangasho dhammaadka bishan May ...